Orodyahan Dunida Caan ka ah oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya

Dalka Itoobiya waxaa ka socda dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada federaalka Itoobiya iyo xoogag taabacsan Jabhada TPLF , dagaalka ayaana hada yeeshay waji cusub isagoo kusii fidaya dhul hor leh. Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo masuuliyiin kale ayaa tagay jiidaha hore ee dagaalka si ay u dhiiro galiyaan ciidamada federaalka sidoo kale … Continue reading Orodyahan Dunida Caan ka ah oo ku biiraya Dagaalka ka socda Dalka Itoobiya